Ciidamada RSF oo geestay tacadiyo haweenka ka dhan ah iyo Mareykanka oo ka hadlay

Ciidamada gurmadka deg dega RSF ee dagaalka kula jira milatariga Sudan ayaa lagu eedeeyay in ay kufsi iyo tacadiyo kale u geesteen tiro haween ah oo ku sugnaa goobaha ay kooxdaasi ka dagaalamayaan. Warbixin ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo Xaadiriin oo ka howlgasha gudaha Sudan ayaa sheegtay in ay diiwaan-geliyeen ilaa toban kiis oo … Continue reading Ciidamada RSF oo geestay tacadiyo haweenka ka dhan ah iyo Mareykanka oo ka hadlay